Fadhi Madaxweyne Biixi Dalbaday Oo La Isugu Yeedhay Golaha Wakiillada

Fadhi Madaxweyne Biixi Dalbaday Oo La Isugu Yeedhay Golaha Wakiillada

Dawlada Jabuuti Iyo Eriteria Oo Gaadhay Heshiis Hordhac Ah Oo Ka Dhacay Dalka Jabuuti
Xiisadd Diblomaasiyadeed Oo Ka Dhex Curatay Faransiiska Iyo Turkiga
Ujeeddada Wefti Ka Socda Kililka Soomaalida Itoobiya Oo Somaliland Yimid
Safiirka Somalia Ee Kenya Oo Beeniyey Hadalkii Ka Soo Yeedhay Safiirka Maraykanka Ee Kenya
Eritrea Oo U Dabaal Degaysa 28 Guurada Ka Soo Wareegtay Maalinta Madaxbanaanidooda

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudaneyaasha Golaha Wakiilada isugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn.

Fadhigan aan Caadiga ahayn ayaa waxa dalbaday Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, sida lagu sheegay Warqad ka soo baxday Guddoomiyaha Golaha wakiillada oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV.

Halkan Hoose ka Akhri Warqadda La isugu yeedhay Mudaneyaasha Golaha Wakiillada.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS

%d bloggers like this: