Fadhi Madaxweyne Biixi Dalbaday Oo La Isugu Yeedhay Golaha Wakiillada

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudaneyaasha Golaha Wakiilada isugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn.

Fadhigan aan Caadiga ahayn ayaa waxa dalbaday Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, sida lagu sheegay Warqad ka soo baxday Guddoomiyaha Golaha wakiillada oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV.

Halkan Hoose ka Akhri Warqadda La isugu yeedhay Mudaneyaasha Golaha Wakiillada.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka