Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Soo saartay Awaamiir Lagu Ilaalinayo Bad-qabka Shaqaalaha

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa soo saaray Awaamiir la xidhiidha xaaladda Dalku heeganka ugu jiro ka hor-tagga Cudurka Coronavirus.

Guddoomiye farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in dhammaan shaqaalaha Dawladda ee laga maarmi karo ay Fasax yihiin laga bilaabo Sabtida oo ku beegan 28-ka bishan March, 2020.

Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed uu Guddoomiyuhu soo saaray, kaasi oo u dhignaa sidan:-

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka