Qofkii Labaad Oo Jabuuti Ugu Geeriyooday COVID19

Jabuuti, (HCTV) – Dalka Jabuuti qofkii labaad ayaa cudurka Coronavirus u geeriyooday maanta oo Sabti ah. Sidoo kale tirada dadka laga helay cudurka maanta ayaa gaadhay 37 qof, taas oo guud ahaana tirada guud ee cudurku Coronavirus ee dalka Jabuuti ka dhigaysa 187 qof.

Waxa sidoo kale xanuunkan ka bogsaday 36 ruux ayaa ka bogsaday.

Maalintii khamiistii ayay ahayd markii dalka Jabuuti uu ugu geeriyooday cudurka coronavirus qofkii koobaad ee u dhinta cudurkaasi.

Sida xaqiijiyey Wasiirka Caafimaadka dalka Djibouti Mohamed Warsame Dirieh.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.