Xukuumada Somaliland Oo Go’aamo Cusub Ka Soo Saartay Cudurka COVID19

Hargeysa, (HCTV) – Guddida Heer Qaran ee u diyaargarowga iyo ka hortaga xanuunka COVID19 oo uu shir gudoominayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa soo saaray go’aamo cusub kadib markii maanta laga helay Somaliland saddex kiis oo cusub oo xanuunka Coronavirus ah.

Sida lagu sheegay War Qoraal ah oo ka soo baxay guddidaasi, kaas oo u dhignaa sidan:-