War-saxaafadeed Ka Soo Baxay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawladda Somaliland Md. Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay Fasaxa sannad laha ah ee Shaqaalaha Adduunka oo ku beegmay Jimcaha berri.

Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in Maadaama oo Fasaxii Dastuuriga ahaa ku beegmay Jimcaha, Fasaxa shaqaalaha Dawladda dib loogu riixay Sabtida, sidaasi darteedna uu Shaqaale-weynaha Dawladdu uu fasax yahay Maalinta Sabtida oo ku beegan 2-da bisha May, 2020.

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka