Alle Ha U Naxariistee Siyaasi Xasan Guure Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Alle Ha U Naxariistee Siyaasi Xasan Guure Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Madaxweynaha Somaliland Shir-Guddoonka Baarlamaanka Iyo Hoggaanka Axsaabta Qaranka Oo Qodobbo Muhiim Ah Ka Hadlay
Maxkamadda ICC Oo Doonaysa In Loo Gacan-geliyo Al-bashiir
Ciidamada Qaranka Somaliland Ayaa Ka Hadlay Jabhada Korneel Caare.
Akhri: Xukuumadda Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah Ugu Baaqday Inay La Shaqeeyaan Komiishanka Cusub Ee Khilaafku Ka Taagan Yahay
Shirkadda DP World Oo Kordhisay Inay Somaliland Ka Caawiso Dagaalka Ka Dhanka Ah COVID-19

Hargeysa, (HCTV) – Alle Ha U Naxariistee Waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Siyaasi Caan ah Xasan Guure Jaamac, oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii SNM, mudooyinkii dambena ka mid ahaa siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo toosinta qaranka oo uu guddoomiye ka ahaa.

Alle ha u naxariistee Xasan Guure ayaa ku geeriyooday Xalay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, waxaana Marxuumku uu u geeriyooday Xanuunka COVID19.

Waxaanu marxuumku uu intii uu noolaa uu hormood u ahaa, si weyna uu uga soo qaybqaatay Nabada, Madaxbanaanida, iyo Dimuqraadiyada Somaliland.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun.

COMMENTS

%d bloggers like this: