Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Muqdisho Ugu Geeriyooday Cudurka Covid19

Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Muqdisho Ugu Geeriyooday Cudurka Covid19

Wefti Ka Socday Maamulka Oromada Ethiopia Oo Booqday Dekeda Berbera
Dibed-baxayaashii Reer Lubnaan Oo Ku Guulaystay Hadafkoodii
Laascaanood: Jabhad Weerartay Saldhig Boolis Iyo Wararkii U Dambeeyay
Philippines Oo Kaaraantimaysay 57 Malyuun Oo Qof
2 Milyan Oo Halis Ugu Jira Dal La’aan Kadib Markii Gobol Hindiya Ku Yaalaa Uu Baahiyey Liiska Muwaadiniinta

Muqdisho, (HCTV) – Wasiirka deegaanka Iyo Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland, Dr. Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa cudurka Covid19 ugu geeriyooday magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa maalmo ka hor diyaarad lagaga qaaday magaalada Garoowe ee caasimada Maamul goboleedka Puntland kadib markii xaaladiisa caafimaad ay soo xumaatay oo ay neef ku naqabatay.

Alle ha u naxariistee waxaa uu kamid ahaa wasiiraddii Puntland ee xanuunka uu ku dhacay markii ay arimaha gurmadka u joogeen magaalada Qardho.

Wasiir Ismaaciil ayaa noqonaya wasiirkii ugu horeeyay ee Puntland katirsan oo cudurka u geeriyooda.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.

COMMENTS

%d bloggers like this: