Sarkaal Boolis Ah Iyo Qof kale Oo Ku Geeriyooday Qarax Muqdisho Ka Dhacay

Sarkaal Boolis Ah Iyo Qof kale Oo Ku Geeriyooday Qarax Muqdisho Ka Dhacay

Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Oo Gaadhay Dhuusa Mareeb
Hadal-hayn ka Taagan Geedkii Saaxiibnimada Maraykan & Faransiis oo Ingegay.
“Maya, Safaarado Iskuma Lihin Aanu Isdhaafsanay” Wasiirka Arimaha Dibada Somalia
Soomaaliya: Weerar Maraykanku Gacan Ka Geystay Oo La Sheegay In Lagu Dilay 8 Al-Shabaab Ah
Somaliland: Dawladda Oo Qaadday Tallaabo Lagaga Hor-tagayo Shilalka Gaadiidka

Muqdisho (HCTV) – Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxan oo ka dhashay Gaadhi walxaha Qarxa lagu soo xidhay ayaa ka dhacay degmada Xamar-weyne ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ka dambaysa Guriga Hooyooyinka.

Qaraxan ayaa ku Geeriyooday Sarkaal ka mid ahaa Ciidammada Booliska Soomaaliya iyo Qof kale oo gaadhiga la saarnaa.

illaa hadda ma jirto Cid sheegatay Masuuliyadda Qaraxan, laakiin waxa cambaareeyay Maamulka Gobolka Banaadir.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS

%d bloggers like this: