Somaliland: Ardayda Fasallada 4-aad Ee Dugsiyada Sare Oo U Fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ah

Hargeysa (HCTV) – Guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxa looga fadhiistay Imtixaanka Ardayda Fasallada afraad ee dugsiyada sare.

Ardayda sannadkan u fadhiisanaysa oo ku kooban Ardayda fasallada 4-aad ee dugsiyada sare ayàa raacaya hab-raacyo loo dejiyey oo lagaga hor-tagayo xanuunka Covid_19.

Ardayda Imtixaanka u fadhiistay ayaa waxa mid walba afka ku xidhay Af-saab, si looga taxadaro xanuunka covid_19 oo Somaliland ka jira.

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-KA