Somaliland: Xukuumadda Oo Soo Saartay Awaamiir Cusub

Hargeysa (HCTV) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa soo saaray wareegto uu Telefiishannada HCTV, ASTAAN IYO True Cable kaga dalbanayo inay Risiifarradooda ka saaraan Telefiishannada kala ah Universal uyo Star Tv.

Wareegtada ka soo baxday Wasiirka warfaafinta Somaliland oo daba socota Ruqsad kala noqosho lagu sameeyay Telefiishannada Universal iyo Star, ayaa u qornayd sidan:-

 

Horn Cable Tv

WAAXDA ONLINE-KA