Soomaaliya Oo U Kala Hiilisay Itoobiya Iyo Masar

Adddis Ababa (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay taageersan tahay biyo xidheenka Dawladda Itoobiya ka dhistay Webiga Niil.

Safiirka Dawladda Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa Cabdixakiin Cabdillaahi Cumar Camey ayaa sheegay in Soomaaliya xushmaynayso xaqa ay Itoobiya u leedahag inay faa’idaysato biyaha webiga Niil.

Itoobiya ay u leedahay in ay ka faa’ideysato kheyraadkeeda dabiiciga ah, waana sababta ay u diidday rabitaankii Masar ka yimid ee la horkeenay Jaamacadda Carabta , kaas oo ka hor imaanayay danaha Itoobiya iyo guud ahaan kan gobolka bariga Afrika” ayuu sidoo kale ku sheegay wareysigiisa.

“Go’aanka Soomaaliya ayaa waxa uu yahay mid garab ku siinaya Itoobiya arrinta biyaha 

Itoobiya ay u leedahay in ay ka faa’ideysato kheyraadkeeda dabiiciga ah, waana sababta ay u diidday rabitaankii Masar ka yimid ee la horkeenay Jaamacadda Carabta , kaas oo ka hor imaanayay danaha Itoobiya iyo guud ahaan kan gobolka bariga Afrika” ayuu sidoo kale ku sheegay wareysigiisa.

“Go’aanka Soomaaliya ayaa waxa uu yahay mid garab ku siinaya Itoobiya arrinta biyaha Nile..” ayuu yidhi, Safiirka Soomaaliya ee Addis Ababa u Warramay Warbaahinta ee Fanna

Danjiruhu waxa kale oo uu sheegay inay Soomaaliya ahaan aaminsa  yihiin in muranka arrintan ka dhashay ee u dhexeeya Masar iyo Itooboya loo baahan yahay in afrikaanku xalliyaan.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-KA