Wakiilka Taiwan U Fadhiya Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Waxbarashada Iyo Sayniska

Wakiilka Taiwan U Fadhiya Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Waxbarashada Iyo Sayniska

Hargeysa, (HCTV) – Wakiilka Taiwan u Fadhiya Somaliland, ayaa La kulmay Wasiirka Wasaaradda waxbarashada & Sayniska ee Somaliland oo ay Weheliyaan masuuliyiinta sare ee wasaaraddaasi. Masuuliyiinta labada dhinac ee Somaliland iyo Taiwan ayaa kulankan kaga wadahadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen horumarinta dhinaca waxbarashada iyo arrimo kale. HORN CABLE TV, QAYBTA ONLINE-KA.  

Diyaarad Boeing 737 Ah Oo Quustay Webi Ku Dhow Garoonkay Fadhiisatay (Akhri Faahfaahin)
Somaliland: Shaqaalaha Dawladda Oo Fasax Noqonaya Sabtida Soo Socota (Akhri Sababta)
Ciidamo Kasoo Goostay Somaliland Oo Ku Biiray Ciidanka Korneel Caare.
Sucuudiga Oo Loogu Baaqay Inuu Joojiyo Dilka Wiil Shan Sano Ka Hor La Xidhay
Hargeysa: Askari Toogtay Askari Kale

Hargeysa, (HCTV) – Wakiilka Taiwan u Fadhiya Somaliland, ayaa La kulmay Wasiirka Wasaaradda waxbarashada & Sayniska ee Somaliland oo ay Weheliyaan masuuliyiinta sare ee wasaaraddaasi.

Masuuliyiinta labada dhinac ee Somaliland iyo Taiwan ayaa kulankan kaga wadahadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen horumarinta dhinaca waxbarashada iyo arrimo kale.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.

 

COMMENTS

%d bloggers like this: