Madaxweyne Biixi Oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyay Ciidda Carafo Oo Berri Ku Beegan

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Shacabka reer Somaliland iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ah ku hambalyeeyay Munaasibadda Ciidda Carafo oo haddii Allaah yidhaahdo ku beegan jimcaha Berri.

Madaxweynuhu waxa kale oo uu ka hadlay Cudurka Coronavirus oo weli dhibaato ku haya Dunida, Somaliland aan weli la xaqiijin inuu ka dhamaaday, waxaanu Shacabka u soo jeediyey in aanay is dhigan ee ay digtoonaadaan.

https://www.facebook.com/HornCableTv/videos/974337139684020/?t=1

Horn Cable tv

Waaxda ONLINE-ka