Shir-nabadeed Si Rasmiya Uga Furmay Saax-dheer

Saax-dheer (HCTV) – Degmada Saax-dheer waxaa si rasmiya uga furmay Shir-nabadeed lagu dhexdhexaadinayo Beelo Walaalo ah oo dhawaan dagaal ku dhex maray Degmada Horufadhi ee Gobolka Buuhoodle.

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka