8 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Maanta Ka Dhacay Muqdisho + 14 Dhaawac Ah.

8 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Maanta Ka Dhacay Muqdisho + 14 Dhaawac Ah.

Shil Diyaaradeed Oo Ay Ku Geeriyoodeen 19 Ruux.
Akhri: Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Booqasho Ku Tagay Suudaan
Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb-galay Xuska Sannad-Guuradda 26-Aad Ee Aas-Aaska Ciidanka Qaranka JSL
Soomaaliya Oo Ku Eedeysay Kenya Inay Faro Galin Siyaasadeed/Amni Ku Hayso Dalkeeda
“Kuwa Facebook-gaygii Jabsaday Ee Caarre Soo Dhigay, Anigu …..”Sahra-Halgan

Muqdisho (HCTV) – Weerar loo adeegsaday gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa lala beegsaday saldhig ciidan oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

Weerarkaasi oo lala beegsaday xaruunta qaybta 27-aad ee ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya oo u dhow garoonka ciyaaraha.

Waxaa la sheegayaa in qaraxaasi uu geystay khasaro dhimasha iyo dhaawac isugu jira.

Wararka hordhaca ah ee halkaa ka soo baxaya ayaa sheegaya in 8 Qof ku dhinteen, 14 kalena ku dhaaawacmeen.

Ilaa hadda cid sheegatay Masuuuliyadda Weerarkan. 

Horn Cable Tv

WAAXDA ONLINE-KA

COMMENTS

%d bloggers like this: