Musharaxa Dimuqraadiga Maraykanka Oo Haweenay U Xushay Ku Xigeenkiisa

Musharaxa Dimuqraadiga Maraykanka Oo Haweenay U Xushay Ku Xigeenkiisa

Shirkado Maraykan ah oo Doonaya Shidaalka Soomaaliya.
Ethiopia Oo Aas Qaran U Samaynaysa Madaxweyne Hore
Booliska Sri Lanka Oo Raaligalin Ka Bixiyey Gabadh Muslimad Ah Oo Ay Ku Khaldameen
“Xafiiska Waa la Gubay….Idaacaddana Waa La Fadhiisiyay” Guri Barwaaqo
Dad Rayid Ah Oo Lagu Dilay Gaalkacayo Iyo Xildhibaanada Aqalka Sare Oo Cambaareeyey

Washington, (HCTV) – Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga ee u tartamaya doorashada Madaxtinimada ee dalka Maraykanka ayaa Joe Biden ayaa u xushay haweenayda Kamala Harris inay noqoto ku xigeenkiisa tartanka la oroda.

Sen. Kamala Harris oo la soo doorto California, ee uu u doortay Joe Biden inuu u tartamto ku xigeenkiisa, ayaa noqon doonta haweeneydii ugu horeysay ee Madow ah iyo qofkii ugu horreeyay ee asal ahaan ka soo jeeda India ee loo soo xusho jagada ugu sareysa ee xisbiga.

Harris oo da’deedu tahay 55 jir ayaa ku dhalatay Oakland, California, waxaanay ayaa hore u ahayd xeer ilaaliye guud ee California iyo San Francisco.

HORN CABLE TV,

QAYBTA ONLINE-KA.

COMMENTS

%d bloggers like this: