Wariye Cawil Daahir Salaad iyo 4 kale oo ku Geeriyooday Qaraxyo Muqdisho ka dhacay.

Image may contain: 1 person, suit

Ugu yaraan 5 qof oo ku jiro Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid ahaa wariyayaasha Soomaaliyeed ee ka hawlgalayay Telefishanka Universal, ayaa ku geeriyooday qaraxyo isku xigay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

qaraxa koobaad ayaa lala eegtay bar koontarool oo ku taalay nawaaxiga tiyaatarka qaranka, waxyar kadibna waxaa isla goobtaasi ka dhacay qarax labaad oo khasaare sababay, sida ay sheegeen saraakiisha Boolisku.

wixii faahfaahin dheeraad ah kala soco HCTV.