Kooxo hubaysan ayaa saaka badhtamaha magaalada Qardho ku weeraray Kornayl Siciid Caarre

Jabhad ku hawlan inay bedesho Khariidada Geeska Afrika
Al-jeeriya: Madaxweyne Ku Meel-gaadh Ah Oo La Doortay
Xisbiga Waddani Oo Kulmiye Ku Eedeyey Jabhada Taliye Caare
Liibiya: 42 Qof Oo Ku Dhintay Xaflad Aroos Oo Diyaaradi Duqaysay
Muqdisho Xisbiga Dadka Oo Ansixiyey Gudida Fulinta Ee Xisbiga.

Kooxo hubaysan ayaa saaka badhtamaha magaalada Qardho ku weeraray Kornayl Siciid Caarre, oo hoggaamiyaha Jabhad fadhigeedu yahay Puntland oo Somaliland ka soo horjeeda.

Kooxda ayaa ka xaystay gaadhigii gaar ka ahaa ee Kornaylka.
Wariyaha HCTV , ayaa sheegaysa in hadda ay socdaan waan waan Odayaasha deeganku wadaan oo la doonayo in kooxda lagaga soo celiyo Gaadhiga.

Ilaa hadda ma cadda sababta ay kooxdani u dhaceen Gaadhiga Taliyaha

COMMENTS

%d bloggers like this: