Guddoomiyihii rugta Ganacsiga Somaliland oo is casilay

Guddoomiyihii rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shukri, ayaa maanta is-casilay.

Waxa uu sheegay in uu isu-casilay sababo isaga gaar u ah

.