Somaliland & Soomaaliya oo La Filayo Inay kuwada Hadlaan Acra,Ghana

Madaxweynaha Somaliland Ayaa Sheegay In Wada Hadalada SOmaliland Iyo Somalia Ay Ka Dhacayaan Magaalada Acra Ee Wadanka Ghana, Iyadoo Wadahaladaasi Ay Qayb Ka Noqonayaan Wadama Reer Galbeedka.