Faahfaahin :Wasiir Saqar oo ka Mid ahaa Dadkii ku Dhintay Weerarkii Maanta.

Wasiir ku xigeenkii shaqada iyo Shaqaalaha oo oo lagu dilay Weerarkii Maanta. Marxuum mudane Saaqar Ibrahim Cabdalla oo sidoo kale ka mid ahaa Mudaneyaasha Baarlamanka ayaa lagu dilay Weerar ismiidaamin ah oo Alshabaab ay maanta ku qaadeen Xarunta Wasaaradad Shaqada ee Muqdisho. #HCTV la wadaag saaxiibadaa.

Somaliland Oo Maanta Laga Xusay Maalinta Aids-ka (Akhri)
Haweenay Ka Soo Tallowday Xuduudka Uganda Oo Cabsi Ka Abuurtay Kenya
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Aabaha Dhalay Saddexdii Wiil Ee Lagu Dilay Ceeryaan,
Haweenay Ingiriis Ah Oo Lagu Dilay Nigeria Iyo Dad Kale Oo La Afduubay
“Khamrigii Caanahana Kama Duwana Imika..” Booliiska Puntland
Image may contain: 1 person, selfie

Wasiir ku xigeenkii shaqada iyo Shaqaalaha oo oo lagu dilay Weerarkii Maanta.

Marxuum mudane Saaqar Ibrahim Cabdalla oo sidoo kale ka mid ahaa Mudaneyaasha Baarlamanka ayaa lagu dilay Weerar ismiidaamin ah oo Alshabaab ay maanta ku qaadeen Xarunta Wasaaradad Shaqada ee Muqdisho.

#HCTV la wadaag saaxiibadaa.

COMMENTS

%d bloggers like this: