Qarax Goor Dhawayd ka Dhacay Muqdisho, Soomaaliya

Muqdisho (HCTV) – Waxa Goor dhawayd Magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax.

Qaraxan oo ka dhacay Isgoyska Taleex ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho, ayaa laga dareemay meelo ka mid ah Muqdisho.

Illaa hadda waxaan la ogayn khasaaraha ka dhashay Qaraxan, sidoo kalena waxaan la ogayn nooca Qaraxu ahaa, maaddaama oo ay weli xilli hore tahay.

Wixii ka soo kordha kala soco HCTV