RW Abiy Ahmed oo Gaadhay Xarunta Shirka SDP. [sawiro]

Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, ahna Gudoomiyaha Isbahaysiga EPRDF Dr. Abiy ahmed oo maanta jigjiga booqday ayaa daqiiqado ka hor waxaa uu tagay Xarunta KAALI ee uu ka socdo Shirka xisbiga Dimuqraadiga Soomalida ee madaxtooyada Magaalada Jigjiga.

Xisbiga ayaa maanta qaaday talaabooyin isbadal ka muuqdo oo ay ka mid tahay doorashada golaha dhexe oo ka kooban 61 xubnood iyo gudiga fulinta oo ka kooban 9 xunood.

xubnagudiga Fulinta waxaa ka mid ah .

1-Mudane Axmed Shide gudoomiyaha xisbiga Dimuqraadiga Soomalida (SDP)
2- Mudane mustafe muxumed cumar Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Dimuqraadiga Soomalida
*
3-Mudane Aadan faarax
4-Mudane Maxamed Shaale Isaaq
5-Mudane Mubaashir Dubad
6-Mudane Faatax maxamed faatax
7-Mudane Cabdiraxmaan ciid
8-Mudane Cabdiraxmaan hurre
9-Mudane cabdicaadil xasan.

Image may contain: 7 people, including Eng Hussein Abdilahi, crowd

 

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing