Diyaarado Duqeeyay Meel u Dhaw Hargeysa.

  Sabti 13.4.2019 (HCTV) Wararka uu Telefishanka Horn Cable ka helay ¬†Degmada Salaxley, ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ¬†ay shalay banbooyin holcaya ku tuureen dad reer guuraa ah oo degen cidhifka banka qool-caday oo ka tirsan degamada salaxlay oo qiyaastii 50 km u jirta Hargeisa. Gudoomiyaha Degmada Salaxlay Ismaaciil Yuusuf Xuseen (Shiine) ayaa u sheegay … Continue reading Diyaarado Duqeeyay Meel u Dhaw Hargeysa.