Deg Deg : Dab ka Kacay Suuqa Bakaaraha.

3-dii Dalqadood Markuu furay ayuu ku Khasbay inay isku noqdaan balse…
Wasaaradda Deegaanka Somaliland oo lagu Eedeeyay inay Duurjoog ka iibisay Koonfur Afrika.
Xayawaan Dhintay Wakhti Hore oo Dhiig iyo Kaadi Laga Helay + SAWIRO
Baarlamaanka New Zealand Oo Qaaday Talaabo Ka Duwan Dhigooda Kenya
Somaliland & Soomaaliya oo La Filayo Inay kuwada Hadlaan Acra,Ghana

Image may contain: night

Muqdisho (HCTV) Dab ayaa goor dhawayd ka kacay Suuqa ugu wayn Soomaaliya ee Bakaaraha oo ku yaala magaalada Muqdisho.

holaca dabkaasi ayaa ka bilaabmay qaybta loo yaqaano Cabdule shideeye, waxaana socda gurmad shacab oo lagu daminayo dabkaasi.
wali lama oga Sababta uu ku bilaabmay dabkaasi iyo Baaxadda khasaare ee uu burburiyay, maadaama wali gubashadu ay socoto.

Sanadkan gudihiisa waa markii labaad ee bakaaraha uu dab ka kaco.

xogta warkaasi kasoo korodha kala soco wararka HCTV.

COMMENTS

%d bloggers like this: