Raysal Wasaaraha Ethiopia Oo La Afuray Bulshada Muslimka Ee Dalkaasi

Raysal Wasaaraha Ethiopia Oo La Afuray Bulshada Muslimka Ee Dalkaasi

Maxkamada Dambiyada Dagaalka (ICC) Oo Baadhaysa Xasuuq Ka Dhacay Mali
Rakaab Musqul Doonayay oo furay Albaabka Degdega looga baxo Diyaaradaha.
Trump oo ka Hadlay Diyaaradii Maraykanka ee Iran ay Soo Ridday.
Ethiopia oo Faahfaahisay Weeraro ay ka Fulisay Gudaha Soomaaliya.
IOM: Berbera Iyo Boosaaso Marinka Muhaajiriinta

Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa afur u sameeyey bulshada muslimka ah ee dalka Ethiopia.

Raysal Wasaaruhu wuxuu la wadaagay Muslimiintii uu la afuray qiimaha ay leedahay Nabada, Midnimada, Is-cafinta, Isa-saamaxa bisha barakaysan ee ramadaan loo baahan yahay.

Sida lagu baahiyey war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiy Axmed.

Kaas oo sidoo kale bulshada muslimiinta ah ugu baaqay inay ka qaybqaataan dedaal iyo olole loogu jiro in dalka Ethiopia laga sameeyo olole nadaafadeed oo lagu nadiifinayo deegaanka inta lagu gudo jiro bishan barakaysan ee Ramadaan.

HORN CABLE TV,

WAAXDA ONLINE-KA

COMMENTS

%d bloggers like this: