Togdheer: Askari Ku Geeriyooday Gacanta Dadweyne Gadooday

Togdheer: Askari Ku Geeriyooday Gacanta Dadweyne Gadooday

Baadhitaano Ku Saabsan Haweenay Dab La Qabadsiiyey Markii La Kufsaday Oo Hindiya Ka Bilaabmay
Cudurka Daacuunka Oo Ka Dilaacay Ethiopia Iyo Tirada Dhimashada Oo La Shaaciyey
Djibouti Oo Lagu Amray Inay Bixiso Magdhow $385 Milyan Ah
Wasiirro Puntland Ah Oo Difaacay Kornayl Tuke
Diyaarad Siday 233 Rakaab Ah Oo Si Layaable U Cago Dhigatay Markii Shimbiro Ay Weerareen

Togdheer (HCTV) – Wararka Telefiishanka HCTV ka soo gaadhaya Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Hal Askari ku dhintay Iska hor-imaad deegaanka Fiqi Ayuub ee Gobolkaasi ku dhex maray Dad Shacab ah iyo Ciidammada  Booliska.

Dad Shacab  ah oo Gadoodsan ayay isku dhaceen Ciidammada Amniga, laakiin Dhagax ay Shacabku ku tuureen Ciidammada oo doonayey inay kala dareeriyaan ayaa sababay Geerida Hal Askari, sida Wararka Hor-dhaca ahi sheegayaan.

illaa hadda lama oga waxay Shacabku ka gadoodeen, balse waxa maalmihii u dambeeyay halkaa ka socday dhaqdhaqaaqyo Macdan lagaga baadhayo dhulkaasi, taasi oo loo malaynayo inay tahay ta Shacabku ka gadooday.

HCTV kala soco Warkan oo faahfaahsan

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

 

COMMENTS

%d bloggers like this: