UCID Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyey Inuu Kala Diro Goleyaasha Deegaanka

UCID Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyey Inuu Kala Diro Goleyaasha Deegaanka

Kim John Un Oo Tijaabada Gantaalada Cusub Ku Tilmaamay Digniin Ku Socota Koonfurta Kuuriya
Trump Oo U Gudbay Xuduudka Kuuriyada Waqooyi
Madaxweyne Biixi Oo Ka Jawaabay Eedo Uu U Jeedin Jiray Cigaal Oo Hada Gondisiisa Yaala
Nin Qalfoof Noqday Oo Isaga Nool Laga Soo Bedbaadiyey Xero Xayawaan Dilaa Ahi Cunto Ahaan U Dhigtay
Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Kulan Lagu Dardargelinayo Hawlaha Xukuumadda

Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Warqad furan toos ugu diray Madaxweynaha Somaliland, waxaanu u soo jeediyey inuu kala diro Goleyaasha Deegaannada Dalka.

Warqaddan furan oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si weyn waxa loogu dhaliilay Shaqada Goleyaasha deegaanka, waxaana lagu sheegay in aanay waajibkoodii uga soo bixin sidii la rabay.

UCID waxa kale oo uu Warqadda furan ee uu u diray Madaxweynaha ku sheegay in sababaha ay Marmarka qaarkood u garab istaagaan Xukuumaddiisu in aanay ahayn inay ku qanacsan yihiin siday wax u socdaan.

Halkan Hoose ka akhriso Warqadda Furan

 

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

COMMENTS

%d bloggers like this: