Madaxweynaha Eritrea Oo La Kulmay Ku Xigeenka Hogaamiyaha Milatariga Sudan

Madaxweynaha Eritrea Oo La Kulmay Ku Xigeenka Hogaamiyaha Milatariga Sudan

Kenyan Ku Guulaystay Tartanka Orodka Iyo Mo Farah Oo Kaalinta Shanaad Galay
Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Xooga Dalka Oo Xilkii La Wareegay
Shacabka Zimbabwe Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Geerida Madaxweynahoodii
Gudida Nabadaynta Ceel Afwayn Oo Ka Hadlay Hal Ruux Oo Lagu Dilay Ceel Afwayn
Faahfaahin: Magacyada Laba Marxuum Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday + Sawirro

Asmara, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Eritrea ayaa aqalka madaxtooyada dalkaasi kulan kula yeeshay ku xigeenka hogaamiyaha golaha milatariga ku meelgaadhka ah ee dalka Sudan, Lt Jeneral Maxamed Xamdan Daglo.

Weftigan ka socda dalka Sudan ee martiqaadka ka helay Madaxweynaha dalka Eritrea ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey dalkan ay jaarka yihiin ee Eritrea, waxaanu Madaxweyne Isaias Afwerki ay ka wadahadleen xaalada dalka Sudan uu ku sugan yahay wakhti xaadiran.

Isagoo Madaxweynaha dalka Eritrea ku booriyey in dalka la dajiyo oo si nabada iyo xasiloonida dalkaasi aanay faraha uga bixin, waxaanu balan qaaday madaxweynaha Eritrea in dhiniciisa uu gacan ka geysan doono wixii looga baahdo inuu la qabto dalka Sudan.

HORN CABLE TV,

WAAXDA ONLINE-KA.

COMMENTS

%d bloggers like this: