IRAN Oo Mastaafurisay Fannaanad U Dhalatay Ingiriiska

IRAN Oo Mastaafurisay Fannaanad U Dhalatay Ingiriiska

Fadhi Lid Ku Ahaa Maayarka Gabiley Oo Baaqday
Hargeysa: Barakacayaal Guyahoodii Dab Baabiiyey Oo Gargaar La Gaadhsiiyey
Doorashada Madaxtooyada Afghanistan Oo Cabsi Xoogle Hadhaysay
UJeedada Socdaal Taliyaha Boooliska Somaliland Ku Tagay Laascaanood
Somaliland & Puntland Oo Isku Haysta Taariikhdii Daraawiishtii Maxamed Cabdalle Xasan

Tehran (HCTV) – Gabadha Heesaaga ah ee Joss Stone ayaa laga Mastaafuriyey Dalka IRAN, sida ay ku sheegtay Muuqaal ay ku baahisay Instagram.

Joss Stone oo u dhalatay Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa booqasho ku joogtay IRAN, balse si furan ugamay dhex muuqanin Dalkan oo qayb ka ah Dalal Caalamka ah oo ay Dalxiis ahaan ku tagayso Fannaanadu.

IRAN ayaa ahayd halkii u dambaysay ee ay tagto Fannaanaddu, waxayse sheegtay markii ay gaadhayba in la xidhay, laguna daray Liiska Madow (Dadka aan tagi karin IRAN), lana kala dooransiiyey inay sii xidhnaadaan iyada iyo Kooxda la socotaa iyo in la mastaafuriyo.

“Shaqsi ahaan, kumaan fikirayn inaan geli doono Xabsiga Iiraan..” ayay tidhi Stone

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

 

 

 

COMMENTS

%d bloggers like this: