Madaxtooyada Oo Ka Hadashay Dhisme Tuhun Abuuray Oo Laga Bilaabay Khayriyada Hargeysa

Madaxtooyada Oo Ka Hadashay Dhisme Tuhun Abuuray Oo Laga Bilaabay Khayriyada Hargeysa

Cisbitaalka IMS Oo Adeegyo Caafimaad Soo Kordhiyay
Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaallamaya Fadhi-Gaab
Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xaaji Cabdi Waraabe
Qofkii 23-aad Oo Somaliland Ugu Dhintay Covid_19 Iyo Dadka Laga Helay Oo Gaadhay 332
Machadka Culuumta Caafimaadka ee Hargeysa ayaa adeegyo Caafimad ka fuliyey Cisbitaalka Gabilay

Hargeysa (HCTV) – Madaxtooyada Somaliland ayaa beenisay in la iibinayey Dhismihii khayriyada Hargeysa, kaasi oo lagu deyray Jiingado isla-markaana dhisme laga bilaabay.

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland, Maxamed Cali Bile iyo Maayar ku-xigeenka Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Caga-weyne) oo si wada-jir ah Warbaahinta ula hadlay Maanta ayaa sheegay inaan la iibin dhismaha Khayriyada, balse laga dhisayo Guri dhowr dabaq ah, kaasi oo loogu talo-galay inuu noqdo Mad-xaf lagu kaydinayo Taariikhda kala duwan ee Somaliland.

Dhowrkii Maalmood ee u dambeeyay ayaa Baraha Bulshada dhex wareegayey Warar kala duwan, kuwaasi oo qaarkood sheegayeen in khayriyada badhtamaha Hargeysa laga iibiyey Ganacsade.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka

 

 

 

 

COMMENTS

%d bloggers like this: