Maxkamada Sare Ee Puntland Oo Mudaysay Dhagaysiga Kiiska Caasha Ilyaas

Garoowe, (HCTV) – Maxkamada Sare ee Puntland ayaa sheegtay in 17 bisha soo socota ee August loo mudeeyay dhagaysiga dacwada Kiiska gabadhii yarayd ee dilka iyo Kufisga loogu gaystay magaalada Gaalkacayo.

Maxkamada Sare ee Puntland waxa ay intaasi raacisay in Kiiskan oo loo soo gudbiyey maxkamada sare in la dhagaysan doono 9;00 subaxnimo ee 17-ka bisha August ee sanadkan, kiiska Allaha unaxariistee Caaisha Ilyaas oo Kufsi iyo dil loogu gaaystay Gaalkacyo.

Sida lagu sheegay war-qad ka soo baxday Maxkamada Sare maamul goboleedka Puntalnd oo u dhignayd sidan:-