Kismaayo: Magacyada Xidhibaannada Baarlamaanka Cusub Ee Jubbaland

Kismaayo (HCTV) – Guddiga Xuduudaha iyo Doorashooyinka Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Xalay ku dhawaaqay Liiska 73 Xildhibaan oo noqonaya Baarlamaanka cusub ee Jubbaland.

Xildhibaannada cusub oo ay soo xuleen Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Wada dega Jubbaland ayaa ka kooban 73 Xildhibaan, kuwaasi oo 9 ka mid ahi Haween yihiin.

73-ka Xildhibaan ayaa Fadhigooda u horreeya waxay ku dooran doonaan Guddoonkooda, sida Guddoomiye iyo ku-xigeennadiisa, markaasi ka dibna waxay guda-geli doonaan doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland.

Halkan Hoose ka Akhri Liiska Xildhibaannada Baarlamaanka Cusub ee Jubbaland.

 

Horn Cable Tv

Waaxda ONLINE-ka