HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Kooxda Madasha Wadatashiga Oo Sheegay Inay Dacwad Ka Gudbiyeen Golaha Guurtida

Hargeysa, (HCTV) – Kooxda la baxday Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Somaliland ayaa sheegay inay dacwad ka dhan ah golaha Guurtidda ay u gudbiyeen maxkamada...

Guddoomiyihii Degmada Awdheegle Oo Qarax Lagu Dilay

Awdheegle, (HCTV) - Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maanta qarax miino lagu dilay guddoomiyihii degmada Awdheegle oo magaciisa la yidhaa...

“Gudoomiyaha Baarlamaanku, Dadkii La Soo Doortay Ayuu Isaga Oo La Soo Xambaaray Uu Dusha Ka Saaran Yahay” Faysal Cali Waraabe

Boorama, (HCTV) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta ka hadlayey madal ay ku kumeen madaxweyne ku xigeenka...

Madaxweyne Trump Oo Soo Dhexgalay Dagaalka Afka Ee Macron Iyo Erdogan

London, (HCTV) - Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa soo kala dhexgalay dagaalka Afka ee u dhexeeya Madaxweynaha French iyo dhigiisa dalka Turkish, kadib...

Soomaaliya: Daadad Ku Dhuftay 25 Tuulo Iyo Digniin Laga soo Saaray Duufaano

Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay Maanta soo saartay kaga digtay Fatahaado iyo Roobab waaweyn oo Dalka ka da’a. War-saxaafadeedkan oo uu...

208 Qof Oo Ku Dhintay Hawl-gal Ay Sameeyeen Ciidammada IRAN

Tehran (HCTV) – Ugu yaraan 208 Qof ayaa la rumaysan yahay inay IRAN ku dhinteen intii uu socday hawl-gallo Ciidammada amnigu kaga hor tagayeen...

AKHRI: Dadkii Isticmaalay ‘Faceapp’ Oo War Naxdin Leh Loo Sheegay

USA (HCTV) - Hay'adda dambi baadhista federaalka Mareykanka ee FBI-da ayaa sheegtay in adeegga FaceApp iyo kuwa noociisa ah ee lagu sameeyay waddanka Ruushka...

Akhri: Wasiirro Xilka Laga Qaaday Oo ka Warramay Dareenkooda

Hargeysa (HCTV) – Wasiirkii Wasaaradda Cadaaladda Somaliland iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo ka mid ahaa Masuuliyiin uu Madaxweyne Muuse Biixi xilalkii ay hayeen...

Shir Isbadalka Cimilada Aduunka Lagaga Hadlayo Oo Ka Furmay Madrid

Madrid, (HCTV) – Hogaamiyeyaasha Qaramada Midoobay iyo Wufuud kale oo tiro badan oo ka socda dalalka caalamka ayaa magaalada Madrid ee dalka Spain uu...

Sanaag: Dabley Weerartay Saldhigga Dhexe Ee Booliska Ceerigaabo

Ceerigaabo (HCTV) – Koox Dabley ah ayaa Xalay weerartay Saldhigga dhexe ee Booliska ee Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Kooxda Weerarka geysatay oo aan...

Most Popular

Recent Comments