HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Dhaqdhaqaaqyada Madaxbanaanida Warbaahinta Iyo Taageerayaasha Jawhar Maxamed Oo Isugu Soo Baxay Itoobiya

Addis Ababa, (HCTV) - Boqolaal ka mid ah taageerayaasha u dhaqdhaqaaqa qowmiyadaha Itoobiya iyo warbaahinta xorta ah ayaa isugu soo baxay bannaanka guriga Jawhar...

Safiirka Somalia Ee Kenya Oo Beeniyey Hadalkii Ka Soo Yeedhay Safiirka Maraykanka Ee Kenya

Nairobi, (HCTV) - Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay hadalkii safiirka Mareykanka ee Kenya Kayle McCarter oo sheegay in uu la kulmay...

Wefdigii Uu Hoggaaminayey Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Dalka Ruushka

Sochi, (HCTV) - Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaadhay magaalada Sochi ee dalka Ruushka. Madaxweyne Farmaajo ayaa intii...

Qurbe Joogta Somaliland Oo Madaxweynaha Iyo Xisbiyada Ugu Baaqay Inay Doorasho Hirgaliyaan

Hargeysa, (HCTV) – Madasha Qurbe-joogta Somaliland ee Somaliland Global Diaspora Forum ayaa bayaan ay soo saareen shalay, waxa ay Madaxweynaha iyo Xisbiyada Siyaasada Somaliland...

Warbixin Cusub Oo Laga Soo Saaray Tirada Dadka Sanadkan Ku Barakacay Somalia

Norway, (HCTV) – Tiro ka badan 300,000 qof ayaa ku barakacay dagaalo iyo abaar ka jirta Somalia sanadkan. Sida ay sheegtay warbixin cusub oo...

Somaliland: Xannuunka KUUDUDIYAHA Oo Ka Dillaacay Magaalada Caynabo (Akhri)

Caynaba (HCTV) – Xannuunka loo yaqaano ‘Kuududiyaha’ oo dhawaan ka dillaacay Magaalada Burco ayaa u gudbay isla-markaana ka dillaacay Magaalada Caynaba ee xarunta Gobolka...

Maraykanka Oo Doonaya In Muranka Badda Ee Kenya Iyo Soomaaliya Lagu Dhameeyo Wada-hadal

Muqdisho (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa doonaysa in Wada-hadal lagu dhameeyo Khilaafka dhinaca badda ee u dhexeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Sidaana waxa sheegay Safiirka...

“Madaxweyne Muuse, Wuxuu Ku Mashquulsan Yahay Dhul Boob..” Cirro

Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa eedaymo badan u jeediyey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI...

Abaar Halis Galisay Nolosha Dadka Iyo Duurjoogta Dalka Zimbabwe

Harare, (HCTV) - Ugu yaraan 55 Maroodi ayaa macaluul ugu dhintay beerta xayawaanka ee Zimbabwe's Hwange National Park, labadii bilood ee la soo dhaafay...

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Xubno Wasiirro Cusub

Garoowe, (HCTV) - Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Wasiiru-dowlayaal iyo Wasiir ku-xigeenno, sida lagu sheegay Qoraalka ka soo baxay xafiiska...

Most Popular

Recent Comments