HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Dhaliilo U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi

Boorama, (HCTV) - Qaasim Sheekh Ibraahim Tubee oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee xisbiga UCID oo maanta HCTV waraysi ku siiyey magaalada Boorama...

Madaxweyne Farmaajo Oo Saxeexay Sharciga Dhismaha Guddiyada La Dagaallanka Musuqa

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxeexay Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxa-bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. Madaxweynaha...

Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Heshiis Isfaham La Saxeexatay Dhigooda Ethiopia

Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa heshiis isfaham la saxeexatay dhigooda dalka Ethiopia, heshiiskaasi isfaham ayaa ku saabsan horumarinta warbaahinta. Heshiiskan labada dhinac dhexmaray...

Puntland Oo Fursad U Aragta In Shaqaalihii ICAO Ee Somaliland Eriday Loo Wareejiyo Madaarka Garoowe

Garoowe (HCTV) - Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada ee Maamul-gobolleedka Puntland, Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley), ayaa xaqiijiyey in shaqaale ka mid ahaa Shaqaalaha...

“Nabad Waarta Waxay U Baahan Tahay Hannaan Dowladnimo Loo Dhan Yahay Iyo Caddaalad..” Qaramada Midoobay

Muqdisho (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa dadweynaha Soomaaliya ugu baaqday inay si wada-jir ah gacan uga geystaan Nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya, si Dalku...

“Dawladda Xamar Waxay Ka Codsatay Maraykanka, UK & IMF, In Somaliland La Joojiyo Lacagta..” Wasiir Hore

Hargeyssa (HCTV) - Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda Somaliland haatan ah xubin ka tirsan guddida tacliinta sare, Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa sharaxaad ka bixiyey...

12 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Ciraaq

Karbara (HCTV) -  Gaadhi Bas Caasi ah oo laga soo buuxiyey waxyaaabaha Qarxa ayaa ku qarxay meel dibedda ah Magaalada Karbala ee Shiicada Ciraaq...

Nin U Dhashay Kanada Oo Ku Geeriyooday Dalka Itoobiya

Addis Ababa (HCTV) – Nin u dhashay Dalka Kanada oo Milyaneer ahaa ayaa ku Geeriyooday Dalka Itoobiya, sida uu sheegay Telefiishanka cbc. Michael Gebru oo...

Maraykanka Oo Ka Jawaabay Qaylo-dhaan Uu Sucuudigu U Dirsaday

Addis Ababa (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa Dalka Sucuudiga u diraya Ciidamo, si ay Dawladda Sucuudiga uga taageeraan Difaaca Xarumaha Shidaalka, ka dib markii...

Dibed-baxyo Lagu Dalbanayo In Zizi Iscasilo Oo Ka Socda Magaalooyinka Waaweyn Ee Masar

Qaahira (HCTV) – Kumanaan Dimuqraadiyad-doon ah ayaa dibed-baxyo ka dhigaya Magaalooyinka Dalka Masar illaa Jimcihii Shalay. Dibed-baxayaasha ayaa doonaya inay Madaxweynaha Masar, Cabdiaziiz A-zizi ku...

Most Popular

Recent Comments