HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Rayaale Oo Madaxweyne Biixi U Soo Jeediyey Talooyin Ku Aaddan Arrinta Jabhadda Caarre

Boorama (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin oo Maanta Salaaddii Ciidda la tukaday Shacabka Magaalada Boorama ayaa ka hadlay Colaadda...

“Dimuqradiyadda Aynu Qaadanay Waxa Laga Soo Dheegtay Sida Diinteenu Ina Farayso.” SAYLICI

Hargeysa (HCTV) – Guud ahaan Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland ayaa Maanta si wanaagsan looga oogay Ciiddal-Odxa. Dadweynaha reer Somaliland oo Dunida Muslimka la wadaagaya Farxadda...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Dhaliilay Culimada Somaliland

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa Culimada Dalka ku dhaliilay inay ka gaabiyeen doorkoodii dhinaca wacyi-gelinta ku saabsan...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Eedaymo Culus U Jeediyey Madaxweyne Biixi & Xukuumaddiisa

Hargeysa (HCTV) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada Somaliland ayaa Madaxweyne Biixi iyo Qoyskiisa ku eedeeyay inay...

Fadliga Soonka Maalinta Carafo: Sheekh Berberawi

Hargeysa (HCTV) – Akhristayaal, Daawadayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadaro ku saabsan Fadliga Soonka Maalinta Carafo Sheekh Cabdillaahi Berberi oo ka mid ah...

Akhri: Qarax Labaad Oo Caasimadda Denmark Ka Dhacay 4 Maalmood Gudahood

Denmark (HCTV) – Qarax ayaa waxyeeleeyay Saldhig boolis oo ku yaalla Caasimadda Dalka Denmark ee Copenhagen, xilli hore oo Sabtida Maanta ah. Qaraxan ayaa noqonaya...

Halka Lagu Qabanayo Shirka Golaha Dhexe Ee WADDANI Oo La Shaaciyey (Akhri)

Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyey xilliga la qabanayo Shirka Golaha dhexe ee Xisbigaasi. Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI, Cismaan...

60 Qof Oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Booyad Shidaal & 70 Dhawacmay

Tanzania (HCTV) – Inta la ogyahay Lixdan Qof ayaa ku dhintay, 70 kalena waxa soo gaadhay dhaawac culus deegaanka Morogoro ee Dalka Tanzania, ka...

Budhcad-badeed Soo Daayey Bad-maaxayaal Turkiga U Dhashay Oo U Afduubnaa Illaa Bishii July

Turkey (HCTV) – 10 Bad-maaxayaal u dhashay dalka Turkiga oo la afduubay bishii July ee sannadkan, ayaa la siidaayey. Warbaahinta Dawladda Turkiga ayaa baahisay in...

Soomaaliya: Dawladda Oo Tallaabo Ka Qaadaysa Shirkado Dayacay Dad Ay Xajka Geeyeen

Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay la xisaabtamayso Shirkadaha Magaalada Makka geeya Dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay soo gutaan waajibaadka Xajka,...

Most Popular

Recent Comments