HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Brazil: 57 Maxbuus Oo Ku Dhintay Isku Dhac Laba Kooxood Ku Dhexmaray Xabsiga Dhexdiisa

Para, (HCTV) - Ugu yaraan 57 maxaabiis ah ayaa lagu dilay isku dhac dhexmaray maxaabiistaasi ku xidhan xabsi ay ku xidhan yihiin maxaabiista loo...

Diyaarad Milatari Oo Ay Leedahay Pakistan Oo Ku Burburtay Guryo La Degan Yahay

Rawalpindi, (HCTV) – Diyaarad dagaal oo ay leedahay dalka Pakistan oo ku jirtay duulimaad tababar ayaa ku dul burburtay guryo ku yaalay magaalada Rawalpindi,...

FBI Maraykanka Oo Xidhay Laba Qof Oo Doonayey Inay Ku Biiraan Daacish

Tucson, (HCTV) – Hay’adda FBI-da dalka Maraykanaka ayaa laba nin ka xidhay Madaarka Tucson kadib markii la ogaaday inay doonayaan inay ku biiraan kooxda...

Akhri: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dul-qaadka Xukuumaddiisa U Arka Doqoniimo

Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Dilka Ciidammada Qaranka iyo Booliska ee Bilihii u dambeeyay ku soo noqnoqonayey...

Puntland Oo Xukuntay Askari Lagu Eedeeyay Inuu Fududeeyay Dilka Madaxii DP World Ee Dekedda Boosaaso

Boosaaso (HCTV)  - Maxkamadda Ciidammada Puntland ayaa xukuntay Askari lagu eedeeyay inuu fududeeyay Dil Magaalada Boosaaso bishii February ee sanadkan loogu geystay Madaxii Shirkadda...

Maraykanka Oo Sheegay Inay Sarkaal Ka Dileen Daacish-ta Soomaaliya

Nairobi (HCTV) – Maraykanka ayaa duqayn ku dilay Sarkaal ka mid ah kooxda Dawladda Islaamiga ah ee Fadhiisimada ku leh Waqooyiga Soomaaliya (Buuralayda Galgala),...

Nin Rasaas Oodda Kaga Qaaday Bandhig Ka Socday Maraykanka

USA (HCTV) – Illaa hadda inta la ogyahay 3 Qof ayaa ku dhintay, tiro intaa ka badana dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaadhay, ka...

Soomaali Loo Xukumay Inuu Daba-galay Haweenay ka Mid Ah Congress-ka Maraykanka

USA (HCTV) – Maxkamad ku taalla Dalka Maraykanka ayaa laba bilood oo Xadhig ah ku xukuntay Nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay inuu ku...

“Caarre Waxaan Leeyahay Halkaa Maanta Aad Joogo Yaanay Kula Dhaafin..” Maayar Muraad

Burco (HCTV) – Maayarka Magaalada Burco Maxamed Cabdiraxmaan Muraad ayaa ka hadlay Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka oo dhawaan uu Golaha Wakiilladu ansixiyey isla-markaana...

Moscow: Booliska Oo Xidh-xidhay Dad Ka Badan 1000 (Akhri)

Moscow (HCTV) – Dad ka badan 1,000 oo ay ku jiraan Hoggaamiyeyaal Xisbiyo Mucaarad iyo Musharraxiin u taagan Doorashada Golaha deegaanka Caasimadda Ruushka, ayaa...

Most Popular

Recent Comments