HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Dufcadii 12aad Oo Ku Dhaw 500 Arday Oo Ka Qalinjabiyay Jaamacada ADMAS Ee Hargeysa

  Hargeysa, (HCTV) - Dufcadii 12aad oo tiradoodu ku dhaway 500 Arday ayaa maanta ka qalinjabiyey Jaamacadda Admas ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo munaasibad balaadhan...

Madaxweynaha Somaliland Oo Tababar U Soo Xidhay Dufcaddii Koowaad Ee Layli Sarkaal Dalka Gudihiisa Wax Ku Barata

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ahna taliyaha cuud ee ciidanka qaranka, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay qalinjebinta dufcaddii koowaad ee Layli...

Faahfaahin: Dhul Gariir Sababay Dhimashada 26 Qof Iyo Dhaawaca 743 Oo Ka Dhacay Turkiga

Turkey (HCTV)  - Waxa kordhay Khasaaraha ka dhashay Dhul Gariir culus oo Jimcihii shalay ku dhuftay  badda Aegean Sea, kaasi oo saameeyay Magaalooyin ka...

USA: Covid_19 Oo Ku Dhacay 9 Milyan Iyo Dhimashada Oo Maraysa 229,000 Kun

USA (HCTV) – Iyadoo Maraykanku ku jiro gebogabado Ololaha doorashada Madaxtinimada, ayaa Sharci-sameeyayaasha Gobollada Dalkaasi isku dayayaan inay xakeemaayaan Faafidda Cudurka Covid_19, kaasi oo...

Itoobiya: 27 Ruux Oo Lagu Dilay Xuduudka Soomaalida & Canfartu

Itoobiya (HCTV) - Dagaal  dhexmaray labada Qowmiyadood ee Canfarta iyo Soomaalida ayaa lagu warramayaa in lagu dilay 27 ruux, sida lagu sheegay War ka...

Dhul-Gariir Cabirkiisu Yahay 7.0 magnitude Oo Gilgilay Galbeedka Turkiga, Greece

Ankara, (HCTV) - Dhulgariir xoog badan ayaa ku dhuftay the Aegean Sea maanta oo Jimce ah, kaas oo khasaarihiisu uu gaadhay Turkiga iyo Giriiga,...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Xus Iyo Mahadnaq Ah Ku Maamuusay Duuliye Axmed Dheere

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan xus iyo maamuus qaran ah la qaatay Duuliye sare Axmed Maxamed Xasan...

Waa Kuma 21-Jirka Tunisia Ka Soo Tahriibay Ee Faransiiska 3 Qof Ku Dilay?

Nice, (HCTV) - Ninka saddexda qof ku dilay dalka Faransiiska shalay Khamiistii ayaa magaciisa lagu sheegay Brahim Aouissaoui, oo da’diisu tahay 21 jir, kaas...

Faransiiska: Saddex Qof Oo Lagu Dilay Weerar Mindi Loo Adeegsaday

Nice, (HCTV) – Saddex qof ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay weerar loo adeegsaday Mindi oo ka dhacay magaalada Nice oo ku...

Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Shaqaale Samafal Oo Lagu Dilay Muqdisho

Muqdisho, (HCTV) - Qarramada Midoobey ayaa si adag u cambaareysay dil toddobaadka dulleedka magaalada Muqdisho loogu geystay Labo ruux oo ka tirsanaa shaqaalahooda samafalka. Qoraal...

Most Popular

Recent Comments