HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Ujeedada Dibad-Baxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho, (HCTV) -  Dibadbaxyo ay soo qaban-qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia, waxaana uu ujeedkiisu ahaa mid lagu...

Kalfadhiga 7aad Ee Baarlamaanka Somalia Oo Buuq Hadheeyey Markii Madaxweyne Farmaajo Khudbada Bilaabay

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad dheer ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee  Baarlamanka federaalka ah ee dalka ayaa...

Weriye Mudo Ku Xidhnaa Somaliland Oo Xoriyadiisa Dib U Helay

Hargeysa, (HCTV) - Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddo hal sano ka badan xidhnaa ayaa maanta dib u helay xoriyadiisii. Waxayna sii dayntiisu ku...

Hoggaamiyihii Al-qaacida Ee Waqooyiga Afrika Oo La Dilay

Maali (HCTV) – Ciidammada Faransiiska ee ku sugan Dalka Maali ayaa dilay Hoggaamiyihii Al-qaacida ee Waqooyiga Afrika, Abdelmalek Droukdel. Sidaana waxa caddaysay Dawladda Faransiiska oo...

Somaliland: Laba Qof Oo U Dhintay Covid_19 Iyo 29 Cusub Oo Laga Helay

Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumrinta Caafimadka Somaliland ayaa ku dhawaaqday Kiisas cusub oo Cudurka Covid_19 ah. Wasaaraddy waxay sheegtay in Dad baadhitaan lagu sameeyay 48-kii...

Dibed-baxyadii Jabuuti Oo Weji Kale Yeeshay

Jabuuti (HCTV) – Dibed-baxyada ka socda Dalka Jabuuti ayaa yeeshay Weji kale oo cusub. Dadweynaha ku nool Magaalada Jabuuti iyo Gobolka Cali Sabiix ayaa saddexdii...

Ciidamada Faransiiska Oo Dilay Hoggaamiyihii Al-Qaeda Ee Waqooyiga Afrika

Mali, (HCTV) - Faransiiska ayaa sheegay inay hawlgal ka dhacay Mali ay ku dileen hoggaamiyihii Al-Qaacida ee Waqooyiga Afrika Cabdelmalek Droukdel. Wasiirka Gaashaandhiga Faransiiska, Florence...

Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame Oo Ku Geeriyooday Muqdisho

Muqdisho, (HCTV) - Waxa  xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday allaha u naxariistee fannaankii caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame oo muddo dhowr sano ah...

Hogamiyaha Xisbiga RAAD Ee Djibouti Oo Ka Waramay Xaaladihii U Dambeeyey Ee Dalkaasi Oo Dibadbaxyo Ay Ka Socdaan

Djibouti, (HCTV) – Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee RAAD ee dalka Djibouti Cabdiraxmaan Maxamed Geelle oo u waramay Telefishanka HCTV ayaa ka waramay xaaladihii...

Dowladda Djibouti Oo Ka Hadashay Dibad-Baxyo Ka Dhacay Dalkaasi

Djibouti, (HCTV) - Wasiirka arrimaha gudaha Jabuuti Muumin Axmed Shiikh oo la hadlay Golaha raadiyaha iyo television-ka Jabuuti ee RTD ayaa sheegay in dowladda...

Most Popular

Recent Comments