1 2 3 209 15 / 3127 POSTS
Somaliland oo Sheegtay In La Hayo Saddex Qof Oo Looga shakisan Yahay Coronavirus

Somaliland oo Sheegtay In La Hayo Saddex Qof Oo Looga shakisan Yahay Coronavirus

Hargeysa (HCTV) - Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in ilaa hadda ay gacanta ku hayaan saddex qof oo looga shakisan yahay Corona Virus. Saddexda [...]
COVID_19 Oo 24-kii Saacadood Ee U Dambeeyay Spain & IRAN Ku Dilay 929 Qof

COVID_19 Oo 24-kii Saacadood Ee U Dambeeyay Spain & IRAN Ku Dilay 929 Qof

Tehran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN iyo Dalka Spain oo uu Faro-baas ku hayo Coronavirus, ayaa waxa soo kordhay Tirada Dadka ku dhintay [...]
Millateriga Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Al-shabaab Ka Dileen 142 Dagaalyahan

Millateriga Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Al-shabaab Ka Dileen 142 Dagaalyahan

Muqdisho (HCTV) - Ciidammada xoogga dlka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dilen 142 Askari oo ka mid ahaa kooxda Al-shabaab. Ciidammada ayaa sheegay i [...]
Puntland Oo Soo Saartay Awaamiir Cusub Oo Lagaga Hor-tagayo Covid_19

Puntland Oo Soo Saartay Awaamiir Cusub Oo Lagaga Hor-tagayo Covid_19

Garoowe (HCTV) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray Awaamiir cusub oo lagaga hor-tagayo Caabuqa Coronavirus ee Dunida Faraha [...]
Rwanda Oo Bilawday Caawinta Qoysaska Ay Saamaysay Xayiraada Dawladda Ee Coronavirus

Rwanda Oo Bilawday Caawinta Qoysaska Ay Saamaysay Xayiraada Dawladda Ee Coronavirus

KIGALI, (HCTV) – Dalka Rwanda ayaa bilaabay inuu raashin taageero ah uu u qaybiyo muwaadiniintiisa ay saamaynta ku yeelatay xayiraada lagaga hortagayo [...]
COVID-19: Ciidamada Dab-Damiska Ethiopia Oo Bilaabay Nadiifinta Caasimada

COVID-19: Ciidamada Dab-Damiska Ethiopia Oo Bilaabay Nadiifinta Caasimada

Addis Ababa, (HCTV) – Ciidamada dab-damiska dalka Ethiopia ayaa bilaabay nadiifinta caasimada dalkaasi ee Addis Ababa si ay hoos ugu dhigaan inuu fido [...]
Qof Looga Shakisnaa Covid_19 Oo Garoowe Ku Geeriyooday

Qof Looga Shakisnaa Covid_19 Oo Garoowe Ku Geeriyooday

Garoowe (HCTV) –Nin Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland ugu karantimaysnaa shaki laga qabay inuu qabo Xanuunka Covid_19 ayaa Geeriyooday. Sidaana [...]
Somaliland: Guddiga Ka Hor-tagga Coronavirus oo Soo Saaray Awaamiir Cusub

Somaliland: Guddiga Ka Hor-tagga Coronavirus oo Soo Saaray Awaamiir Cusub

Hargeysa (HCTV) – Guddiga Qaran ee u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga Cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa soo saaray Awaamiir cusub. War-saxaafad [...]
Soomaaliya Oo Joojinaysa Duulimaadyada Dalka Gudihiisa

Soomaaliya Oo Joojinaysa Duulimaadyada Dalka Gudihiisa

Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay ku sheegayso in si ku meel-gaadh ah loo hakiyey duulimaadyadii Gu [...]
Xubnihii UCID & Waddani U Magacaabeen Komiisanka Cusub Oo Waayey Codadkii Loo Baahnaa

Xubnihii UCID & Waddani U Magacaabeen Komiisanka Cusub Oo Waayey Codadkii Loo Baahnaa

Hargeysa (HCTV) - Golaha Wakiillada Somaliland ayaa diiday inay ansixiyaan Labada xubnood ee Xisbiga WADDANI iyo UCID u soo Magacaabeen inay uga mid n [...]
Coronavirus Oo 24-Kii Saacadood Ee U Dambeeyay Talyaaniga Ku Dilay 919 Iyo Maraykanka Oo Uu Ku Dhacay 104,000 Qof

Coronavirus Oo 24-Kii Saacadood Ee U Dambeeyay Talyaaniga Ku Dilay 919 Iyo Maraykanka Oo Uu Ku Dhacay 104,000 Qof

USA (HCTV) – Tirada Dadka uu ku dhacay Caabuqa Coronavirus gudaha Dalka Maraykanka ayaa gaadhay 104,000 qof, sida ay shaacisay shaacisay Jaamacadda Jo [...]
Tirada Maxaabiista La Sheegay In Uu Madaxweynaha Somaliland Uu Sii Daynayo

Tirada Maxaabiista La Sheegay In Uu Madaxweynaha Somaliland Uu Sii Daynayo

Hargeysa (HCTV) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu warqad ku saabsan cafiska 800 oo maxbuus u gudbiyey Hay’addaha Garso [...]
Idaacada 9:00 Habeenimo Ee BBC Somali Oo La Xidhayo

Idaacada 9:00 Habeenimo Ee BBC Somali Oo La Xidhayo

Nairobi, (HCTV) – Tifaftiraha Idaacada Laanta AfSoomaaliga ee BBC-da, Muxiyadiin Axmed Rooble ayaa sheegay in qorshe guud oo dib loogu qaabanaynayo id [...]
Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Laga Soo Saaray 8 Qodob

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Laga Soo Saaray 8 Qodob

Hargeysa, (HCTV) - Fadhigii 56aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane [...]
Tirada Dadka Laga Helay Coronavirus Ee Qaarada Yurub Oo Xadhkaha Goosatay

Tirada Dadka Laga Helay Coronavirus Ee Qaarada Yurub Oo Xadhkaha Goosatay

Spain, (HCTV) - Dalka Spain ayaa lagu soo warramayaa in ay aad u koraday tirada u dhimatay xanuunka coronavirus tan iyo markii uu ka  dillaacay cudurk [...]
1 2 3 209 15 / 3127 POSTS