Home / Ciyaarro / Sports

Ciyaarro / Sports

Cristiano Ronaldo Oo Tarabuunka Ka Daawaday Kulankii Uu Dybala Kala Diray Young Boys 

Weeraryahanka Juventus Cristiano Ronaldo ayaa xalay laga qabtay sawiro aysan farxad ka muuqan xilli kooxdiisa ay 3-0 kaga badisay Young Boys kulan ka tirsan koobka horyaalada yurub, waxaana fursadda ka faa’ideystay Paulo Dybala. Xiddiga reer Argentina wuxuu dhaliyay sadexley, wuxuuna noqday midkii 4-aad ee taariikhda kooxda sadexley ka dhaliya koobkaan ...

Read More »

Paul Scholes Oo Weeraray Jose Mourinho

Halyeeyga Man United Paul Scholesayaa si toos ah u weeraray Jose Mourinho kuna tilmaamay inuu ceebeeyay kooxda kadib markii ay barbaro la galeen Valencia kulankii ka tirsanaa koobka horyaalada yurub ee Champions League. Mourinho ayaa cadaadiska uu kusii kordhayaa mudooyinkii ugu dambeeyay, afar kulan oo xiriir ah kuma badin Old Trafford kooxda Red ...

Read More »

Somaliya Oo Ku Biiray kooxda Al-shabaab

  Waxaa laga yabaa in aad markiiba ku jah-wareerto ciwanka maqaalkan, laakiin waxa aan ka hadley-no ma’aha wadankii Soomaaliya iyo Ururka hubeysan Al-shabaab, laakiin waa caaryahan lagu naaneyso Somalia oo ku biiray kooxda Kubadda Cagta Al-shabaab ee ka dhisan dalka Saudi Arabia. 29 jirkan magaciisa rasmiga ah uu yahay Wergiton ...

Read More »

Liverpool Oo Booliska Ku Wareejisay Muuqaal laga Soo Duubay Maxamed Salaax

Muuqaal muujinaya weeraryahanka kooxda Liverpool Maxammed salaax isaga oo gaari wada taleefanka gacantana isticmaalaya marka uu kooxda soo gaadhay kooxda waxay ku wargelisay booliska. Kooxda Liverpool boggeeda Tweeterka waxay ku qortay inuu Saalax uu Moobaaylkiisa eegayey waxa uu xilligaasi eegayeyna baaritaan ay ku wadaan. Afhayeenka Kooxda wuxuu sheegay ka hor ...

Read More »

Goolhayihii xulka Soomaaliya oo geeriyooday

Goolhayihii xulka qaranka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo naadiga Elman, Axmed Cabdullaahi Macallin, ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Isparta ee dalka Turkiga. Sida uu BBC u sheegay Sh. Maxamed Maxamuud oo ah guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ee Turkiga, cayaartoyga ayaa dalkaas u joogay muddo sannad ah daryeel caafimaad. “Sababta ...

Read More »