Category: Somali News

1 2 3 4 412 20 / 4116 POSTS
Siyaasi Axmed Cabdale oo Hambalyo u Diray Maalinta Shuhadada SNM ee 17-ka October

Siyaasi Axmed Cabdale oo Hambalyo u Diray Maalinta Shuhadada SNM ee 17-ka October

Hargeysa, (HCTV) - Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Munaasibada Maalinta Geesiyaa [...]
Taiwan oo ka jawaabtay weerar afka ah oo China ku qaaday Taiwan iyo Somaliland

Taiwan oo ka jawaabtay weerar afka ah oo China ku qaaday Taiwan iyo Somaliland

Jimco, October, 15, 2021 (HOL) - Afhayeen u hadashay wasaarada arrimaha didabadda ee Taiwan, ayaa waxba ka majiraan ku tilmaantay warbixin uu qoray wa [...]
Daawo: Dufcaddii 13aad Oo Tiradoodu Ka Badan Tahay 400 Arday Oo Ka Qalinjabiyey Jaamacada Admas

Daawo: Dufcaddii 13aad Oo Tiradoodu Ka Badan Tahay 400 Arday Oo Ka Qalinjabiyey Jaamacada Admas

Hargeysa, (HCTV) - Dufcadii 13aad óo tiradoodu ka badan tahay 400 Arday ayaa ka qalinjabiyey Jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa. Munaasibad si h [...]
Madaxweynaha Oromiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga

Madaxweynaha Oromiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga

Jigjiga, (HCTV) - Waxaa maanta magaalada Jigjiga soo gaadhay wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Degaanka Oromiya Shimalis Abdhisa,. W [...]
Fadhigii 80aad Ee Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Nabadgelyada Gobolka Sool Iyo muranka Dhulka

Fadhigii 80aad Ee Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Nabadgelyada Gobolka Sool Iyo muranka Dhulka

Hargeysa, (HCTV) - WAR-SAXAAFADEED:- Fadhigii 80aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo maanta ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conf [...]
Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Socdaal Ku Tagay Addis Ababa

Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Socdaal Ku Tagay Addis Ababa

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb geli doonaan caleemasaarka dhismaha [...]
Rooble Iyo Farmaajo Oo Fiintu Dhex Miranayso, Wareegtada Lagu Hakinayo Awoodaha Raysal Wasaaraha Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyey

Rooble Iyo Farmaajo Oo Fiintu Dhex Miranayso, Wareegtada Lagu Hakinayo Awoodaha Raysal Wasaaraha Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyey

Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku tilmaamay wareegto uu soo saaray madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhama [...]
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Digay Talaabo Kasta Oo Lagu Ku Marin Habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Digay Talaabo Kasta Oo Lagu Ku Marin Habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil

Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka digay isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil oo g [...]
1 2 3 4 412 20 / 4116 POSTS