Category: SPORTS

1 2 3 4 20 / 32 POSTS
Cabdicasiis Gacan Oo Dhaawac Kaga Maqnaa Ciyaartii Kama Danbaysta Ahayd Ee Koobka Gobolada Somaliland Oo Bilado La Gudoonsiiyey

Cabdicasiis Gacan Oo Dhaawac Kaga Maqnaa Ciyaartii Kama Danbaysta Ahayd Ee Koobka Gobolada Somaliland Oo Bilado La Gudoonsiiyey

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada Somaliland ku gudoonsiiyey bill [...]
Xulka Gobolka Gabiley Oo U Gudbay Afar Dhamaadka Markii 3 Iyo 1 Ay Kaga Badiyeen Xaysimo

Xulka Gobolka Gabiley Oo U Gudbay Afar Dhamaadka Markii 3 Iyo 1 Ay Kaga Badiyeen Xaysimo

Hargeysa, (HCTV Sports) - Ciyaar qurux badan oo xulalka Gobololada Gabiley iyo Xaysimo ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium oo ay [...]
Xulka Gobolka DAAD-MADHEEDH Oo 4 Iyo 0 Ugu Awood Sheegtay SOOL

Xulka Gobolka DAAD-MADHEEDH Oo 4 Iyo 0 Ugu Awood Sheegtay SOOL

Hargeysa, (HCTV SPORTS) - Ciyaar xamaasad leh oo xulalka Gobololada Daad-madheedh iyo Sool ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium, a [...]
Xulka Gobolka Maroodi-Jeex Oo U Gudbay Wareega Afar Dhamaadka Kadib Markii 2 Iyo 1 Ay Kaga Badiyeen Awdal

Xulka Gobolka Maroodi-Jeex Oo U Gudbay Wareega Afar Dhamaadka Kadib Markii 2 Iyo 1 Ay Kaga Badiyeen Awdal

Hargeysa, (HCTV) – Ciyaar kulul oo xiiso leh ayaa Xulalka Gobolka Maroodi-jeex iyo Awdal ay iskaga hor-yimaadeen Koobka Gobolada Jamhuuriyada Somalila [...]
Xulka Gobolka Hawd Oo Iska Xaadiriyey Wareega Afar Dhammaadka (Simi-Final-ka) Ee Ciyaaraha Gobolada Somaliland

Xulka Gobolka Hawd Oo Iska Xaadiriyey Wareega Afar Dhammaadka (Simi-Final-ka) Ee Ciyaaraha Gobolada Somaliland

Hargeysa, (HCTV) – Xulalka Gobolka Hawd iyo Badhan ayaa iskaga horyimid ciyaar xiiso leh oo ka tirsan Simi-Final, Koobka Gobolada Jamhuuriyada Somalil [...]
Guryo-Samo: Ciyaartii Kama Dambaysta Oo La Ciyaaray Iyo Kooxda Ku Guulaysatay Koobka

Guryo-Samo: Ciyaartii Kama Dambaysta Oo La Ciyaaray Iyo Kooxda Ku Guulaysatay Koobka

Hargeysa, (HCTV) – Ciyaartii ugu dambaysay ee Final-ka koobka ka socday Garoonka guryo samo ayaa la soo gabogabeeyey maalintii shalay, oo ciyaar adag [...]
Ciyaarta Kama Dambaysta Ah Ee HCTV Cup Oo Bari Ka Dhici Doona Garoonka 31 May

Ciyaarta Kama Dambaysta Ah Ee HCTV Cup Oo Bari Ka Dhici Doona Garoonka 31 May

Hargeysa, (HCTV) – Ciyaarta kama dambaysta ah ee Tartanka ciyaaryahanada heerka 1aad ee Garoonka 31-ka May oo loogu magac daray HCTV Cup, ayaa 19-ka b [...]
Tartanka HCTV: 2 Kooxood Oo Ciyaar Adagi Ku Dhexmartay Garoonka Guryo-Samo

Tartanka HCTV: 2 Kooxood Oo Ciyaar Adagi Ku Dhexmartay Garoonka Guryo-Samo

Hargeysa, (HCTV) – Waxa si habsami leh uga socda magaalada Hargeysa Tartanka Ciyaaraha HCTV soo qaban qaabiyey ee Garoonka Gurya Samo, kaas oo ay ka q [...]
1 2 3 4 20 / 32 POSTS