Home / Wararka Maanta

Wararka Maanta

Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Ciraaq.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah. Mudane, Farmaajo ayaa u rajeeyay inuu Alle Madaxweyne Barham xilkiisa u fududeeyo, isla markaana Shacab weynaha Dalkaasi uu u noqdo mid ay mahadiyaan. Madaxweynaha Cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah, ayaa ...

Read More »

Guddida Qandaraasyada oo Madal Furan ku soo Bandhigay Tartan Dhexmaray 20 Shirkadood

Guddiga qandaraasyada qaranka jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay magaalada Hargeysa ku soo bandhigay tartan qandaraas oo loo gelay dhismaha xarunta kaydka raashinka qaranka Somaliland, tartankaasi oo ahaa mid daah furay ayaa waxaa ka qayb qaatay labaatan shirkadood oo kuwa dhismaha ah.   Guddoomiyaha hay’adda ka hortaga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka ...

Read More »

Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka Qayb Galay Fadhigii Golaha Baarlamaanka Somaliya.

Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb-galay fadhigii baarlamaanka ee looga hadlaayey xeer hoosaadka baarlamaanka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ah Madaxweynihii 8aad ee Somaliya yeelato sida uu qabo dastuurku marka uu xilka ka dego waxaa loo dhaariyey Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ...

Read More »

Shirkada Diyaaradaha WILYA Oo Hargeysa Ka Daahfurtay Bilowga Duulimaado Cusub

Shirkada diyaaradaha WILYA ayaa maanta daahfurtay bilowga duulimaado cusub oo ay ka bilaabi doonto geeska afrika,munaasibada lagu daahfureyey bilowga duulimadada cusub ee shirkada diyaaradaha WILYA ayaa waxa ka soo qayb galay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro, Wasiirka wasaarada cadallada somaliland. Xildhibaano ka tirsan golaha guurtida, ...

Read More »