HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Waddani Oo Sheegay Inay Meel Fiican U Marayaan Wada-hadaladii U Socday Iyaga Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi

Hargeysa, (HCTV) - Xoghayaha Abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga WADDANI Cabdillaahi Jaamac Cismaan oo saxaafadda maanta kula hadlay Xarunta Dhexe ee Xisbiga ayaa sheegay in...

Deegaamo Ka Mida Puntland Oo Looga Dareeray Doorashadii U Horaysay Ee Hal Cod iyo Hal Qof Ah

Garoowe, (HCTV) -Dawlad goboleedka Puntlland, ayaa saaka waaberigii ka billowday doorashooyin dadweynuhu ay codkoodu wax ku dooranayaan markii ugu horraysay 53 sano kadib, sida...

Dawlada Ethiopia Oo Duqayn Cirka Ah Ka Fulisay Caasimada Gobolka Tigray

Mekelle, (HCTV) - Dawladda Federalka ee Ethiopia ayaa Weerarkan dhinaca cirka ah ku qaaday caasimada gobolkan ku yaala waqooyiga Ethiopia ee Tigray maanta oo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Hadhimo-Sharafeed Ah La Qaatay Xubno Kamid Dadka Aragga Naafada Ka Ah

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan hadhimo-sharafeed ah ku casuumay xubno kamid ah bulshada aragga naafada ka ee...

Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Sheegay Inuu Maxkamad La Tiigsan Doono Faysal Cali Waraabe

Hargeysa, (HCTV) - Wasiir howlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska 37-Guurada Kasoo Wareegtay Maalinta Shuhadada SNM

Hargeysa,(HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 37-guurada kasoo wareegtay maalinta shuhadada SNM oo...

5 Qof Oo Ku Geeroyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Galbeedka Hargeysa

Hargeysa, (HCTV) - Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyooday, sideed kalena way ku dhaawacmeen shil gaadhi oo caawa ka dhacay galbeed Hargeysa, sida...

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirkaTurkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet

Muqdisho, (HCTV) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Kulanka ay yeesheen...

Qarax Khasaare Gaystay oo ka dhacay Baledweyne

Baladweynei, (HCTV) - Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha Magaalada Baledweyne ayaa ka dhacay gudaha Saldhiga Booliiska...

Siyaasi Axmed Cabdale oo Hambalyo u Diray Maalinta Shuhadada SNM ee 17-ka October

Hargeysa, (HCTV) - Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Munaasibada Maalinta Geesiyaasha Qaranka Somaliland oo ah Xuska...

Most Popular

Recent Comments