HomeSearch

- search results

If you're not happy with the results, please do another search.

Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbadd Ka Horjeediyay Baarlamaanka Somalia Kadib Markii Laga Diiday Mudo Kordhin Loo Sameeyey

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ee mudo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ayaa manta hortagay golaha shacabka Shacabka si uu khudbad uga...

Wefti Ka Socda Dawladda Qatar Oo Somaliland Soo Gaadhay

Hargeysa, (HCTV) - Wefti ka socda dawladda Qadar ayaa soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa, weftigan ayaa waxa hoggaaminaya ergeyga gaarka ah ee Wasiirka...

Midowga Musharixiinta Somalia Oo Golaha Baarlamaanka Uga Digayaan Inay Qaadaan Talaabo Kale Oo Lagu Dibin Daabyaynayo Xasiloonida

Muqdisho, (HCTV) - Qoraal ka soo baxay Midowga Mushariixiinta Somalia ayaa lagu sheeegay, inay uga digayaan Gudoonka Golaha Shacabka ee mudo xileedkiisu dhamaaday inay qaadaan...

Madaxweyne Biixi Oo Kulan Afur Iyo Casho Isugu Jira La Yeeshay Culimaa’uddiinka Somaliland

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo Afur iyo casho isugu jira caawa la yeeshay culimaa’uddiinka kala duwan...

Madaxweynaha Somaliland Oo Abaalmarinno Guddoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Sare Ka Galay Tartanka Qur’aanka Kariimka

Hargeysa, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa abaalmarinno qaali ah guddoonsiiyey Afartii Arday ee Kaalmaha ugu sarreeya ka galay tartanka...

UN says fighting displaces up to 100,000 people in Mogadishu

Mogadishu, (HCTV) – Initial estimates indicate between 60,000 and 100,000 people have been forced to flee their homes in Mogadishu following an outbreak of...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed Ee Ka Taagan Muqdisho, Farriina U Diray Shacabka

Berbera, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa si waafi...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga ka Jaray Mashaariic Dawladda Hoose Ee Berbera Hirgelisay

Berbera, (HCTV) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic waaweyn oo ay dawladda Hoose ee degmada Berbera...

“Waxaan Diyaar U Ahayn In La Qabto Doorasho Aan Shuruudi Ku Xirnayn Oo Saldhiggeedu Yahay Heshiisyadii Hore Loo Gaadhay Ee 17ka September” Maxamed Cabdullaahi...

Muqdisho, (HCTV) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey walaac xooggan ee...

Galmudug, Hirshabelle Iyo Koonfur Galbeed Oo Ka Soo Horjeestay Muddo Kordhintii Loo Sameeyey Farmaajo

Gaalkacayo, (HCTV) - Maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle Iyo Koonfur Galbeed ayaa isku raacay in si degdeg ah loo qabto doorashooyinka Soomaaliya si meesha looga ...

Most Popular

Recent Comments