Sadexda Xisbi Qaran Ee S.LAND Oo Shacabka Ugu Baaqeen In La Garab Istaago Ciidamada Qaranka

Sadexda Xisbi Qaran Ee S.LAND Oo Shacabka Ugu Baaqeen In La Garab Istaago Ciidamada Qaranka

Saddexda xisbi ee Somaliland ayaa maanta si wajir ah warbaahinta ula hadlay, waxana ay shacabka ugu baaqeen in lays garab taago Ciidamada Somaliland oo sida ay sheegeen Dawladda Soomaaliya weerar ku soo qaaday maalintii shalay.

Afhayeenka xisbiga Waddani Mahdi Ibraahim Buuba, guddoomiye ku-xigeenka Kulmiye Axmed Cabdi Dheere iyo guddoomiyaha golaha dhexe ee UCID Maxamuud Cali Jiir, ayaa baaqaasi diray.

FG Goor Dhow Filo ,Muuqaalka Warkan

 

FAALLOOYIN & FALCELIN