Xarunta Tababarka Kooxda Liverpool Oo Maanta Dib Loo Furay

Xarunta Tababarka Kooxda Liverpool Oo Maanta Dib Loo Furay

Milner, Matip, Clyne and Camacho look to impress before the international players return

Nathaniel Clyne, Dejan Lovren, James Milner, Alberto Moreno, Joel Matip iyo Danny Ings ayaa dhamaantood looga yeerin xulalkooda, waxaana maanta ay ahaayeen wajiyadii caanka ahaa ee tababarka Liverpool ka soo muuqday.

Liverpool ayaa sabtida kulan ka tirsan horyaalka England la ciyaari doonta Crystal Palace ka hor inta aysan kulan ka tirsan Champions League la qaadanin kooxda Pep Guardiola.

Mohamed Salah ayaa ka soo muuqan doona ciyaarta Masaarida ay ka hortagi doonaan xulka Gariiga, halka Firmino uu diyaar u yahay in uu safto kulanka Jarmalka iyo Brazil.

Dhanka kale Jordan Henderson, Alex Oxlade-Chamberlain iyo Adam Lallana ay ku jiraan safka England ee isku diyaarinaya in ay la ciyaaraan xulka koobka aduunka aan ku lug lahayn ee Azzurri.

Camacho, Moreno and Ings take part in a small-sided game during the training session 

Xidigaha  Liverpool Ee Ku Maqan Ciyaaraha Heerka Caalami

Simon Mignolet – Belgium

Virgil Van Dijk, Georginio Wijnaldum – Holland

Ragnar Klavan – Estonia

Andy Robertson – Scotland

Jordan Henderson, Adam Lallana, Alex Oxlade-Chamberlain – England

Emre Can – Germany

Roberto Firmino – Brazil

Mohamed Salah – Egypt

Sadio Mane – Senegal

Ben Woodburn – Wales

Trent Alexander-Arnold, Dominic Solanke – xidigaha England ee ka yar da’da 21-ka sanp

FAALLOOYIN & FALCELIN